Gaadiid hub iyo baabuur kala duwan u waday Xaaf oo lagu qabtay Cadaado iyo xiisad ka dhalatay

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi gacanta ku dhigeen lix gaari oo nuuca xamuulka qaada ah, kuwaa oo waday hub iyo gaadiid kala duwan. Sida aan Wararka ku heleyno gaadiidka Cadaado lagu qabtay ayaa siday gaadiid nuuca aan xabadaha karin, gaadiid kale oo nuuca Cabdi Billaha loo yaqaan iyo rasaas … Continue reading Gaadiid hub iyo baabuur kala duwan u waday Xaaf oo lagu qabtay Cadaado iyo xiisad ka dhalatay